Browsing: Featured
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ka hadlay howlgallo maalmihii ugu denbeeyay ka dhacay magaalada Muqdisho iyo agagaaarkeeda, iyadoo lagu qabtay…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa amarro ku soo rogay shacabka magaalada Muqdisho iyo qaar ka mida ganacsatada magaalada, kadib wareegto kasoo…
Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed ahna hoggaaminaya xisbiga Himilo Qaran ayaa maanta kulan la yeeshay safiirka Dowladda Kenya u jooga…
Shir aan caadi ahayn oo degdeg ah ayaa maanta la isugu yeeray Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya, iyadoo warar kala duwan…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in degaanka waydow ee duleedka caasimadda uu ka dhashay qasaare gaystay oo lala…
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa ku eedeeyay dowladda federaalka Soomaaliya inay jebisay wixii lagu heshiiyey oo ay ka mid…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qaraxyo kala duwan oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo gaari shacab oo BL…
Waxa maanta magaalada Baydbaba lagu doortay saddex xildhibaan oo ka mid noqonaya Baarlamaanka Federaalka Somalia, kadib markii kuraastaasi ay banneeyeen…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa kashifay ballan uu madaxweyne Maxamed Farmaajo uga baxay madaxweynihii hore ee Soomaaliya…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka jawaabay khudbad uu dhowaan madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ka jeediyay xarunta…
Kulankii Baarlamaanka ee maanta ay yeelana lahaayeen xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kooram la’aan u baaqday, kadib markii ay soo xaadireen…
Waxaa magaalada Baydhaba ka socota doorashada 3 kursi oo ka banaan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka, iyadoo ay kuraastaasi banneeyaan saddex…
Xildhibaan Cabdishakuur Cali Mire oo ka mida Golaha Baarlamaanak Federaalka oo si weyn u taageerada Madaxweyne Farmaao ayaa weerar culus…
Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ku dhawaaqay xilalkii ugu horeeyay ee…
Kadib shir uu maanta magaalada Muqdisho ku yeeshay xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh…
Wararka laga helayo magaalada Nairobi ayaa sheegaya in Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada Puntand, Galmudug, iyo Jubbaland iay kulan wadajir ah la…
Duqeymo dhinaca cirka ah ayaa la soo sheegayaa in ay ka dhaceen deegaanka Cameyra ee degmada Iskushuban ee gobola Bari,…
Shirweynihii xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa shirweynihiisii ugu horeeyay ka furtay…
Dacwad ka dhan ah Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo ku-xigeenkiisa Cali C/llaahi Xuseeen (Guudlaawe) ayaa loo gudbiyey Maxkamadda Sare…
Shir ay magaalada Muqdisho ku yeesheen dowladaha Soomaaliya iyo Norway laga soo saaray War saxaafadeed oo algu sheegay in labada…
