Browsing: Federaalka
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kulan kula yeeshay xafiiskiisa safiirada dalalka Midowga Yurub ee Soomaaliya.
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa war kasoo saartay qof Soomaali ah oo saaka ay Garoonka Muqdisho keentay diyaaradda Ethopian Airlines,…
Wasiirka Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Maareeye ayaa soo saaray amar ku socda madaxweynayaasha maamul Goboleedyada dalka, kaasoo looga dalbaday…
Taliska Ciidamada Marrykanka ee AFRICOM iyo Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa War-saxaafadeedyo kasoo saaray duqeyn cusub oo maanta ka dhacday degaanka…
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa maanta magaalada Garowe kulan kula yeeshay ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya…
Wasiirkii hore ee Arrimaha dibadda Yuusuf Garaad Cumar ayaa difaacay inuu guddoomiye ka noqdo Guddiga qabanqaabada xafladda Caleemo-saarka Madaxweynaha Galmudug…
Dalalka Beesha caalamka ee taageera Soomaaliya ayaa War caawa kasoo saaray xaaladda Gobolka Gedo, waxayna sheegeen inay ka walaacsan yihiin…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan kula qaatay Villa Soomaaliya Wasiirka Arrimaha Gudaha Dalka Kenya Mudane Fred Matiang’i ayaa…
Madixii hore ee xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir ayaa soo saaray war-saxaafadeed xambaarsan xaalad cusub, kadib markii ay madaxda Ahlu…
Wasiirka Arrimaha Gudaha Kenya Fred Matiangi iyo wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo ayaa goor dhoweyd ka degay Garoonka…
Taliska ciidamada Mareykanka ee Africa ayaa ka hadlay geerida taliyihii ciidamada Alshabaab Bashiir Qoorgaab oo la sheegay in lagu dilay…
Maxkamadda ciidamada Qalabka sida ayaa xabsi 10 sano ah ku xukuntay Eedeysane Muuse Maxamed Axmed oo lagu helay inuu ka mid…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in wasiir ku xigeenkii Arrimaha Gudaha maamulka Jubbaland ee taageersanaa Axmed Madoobe inuu…
Warbaahinta Dowladdda Soomaaliya ayaa shaacisay in abaanduulihii Alshabaab Bashiir Qoorgaab oo ka mida madaxda sare ee Alshabaab lagu diley duqeyn…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa hadda khudbad ka jeedinaya furitaanka kalfadihiga labaad ee Baarlamaanka Jubbaland ee magaalada Kismaayo.…
Safiirka UK ee Soomaaliya ayaa shaaciyey in dowladiisa ay Soomaaliya ka bixisay deyntii uu ku lahaa Bankiga HorumarintaA frika, taasoo…
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta la wareegtay ururka 4-aad ee ciidamada Kumaandooska Gorgor oo lagu tababarray Saldhigga ciidamada Turkiga ee magaalada…
Nin ka tirsan ururka Daacish oo fal dil ah ka fuliyey magaalada Muqdisho ayaa maanta lasoo gabagabeeyay dacwadiisa, kadib markii…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in madaxdii ugu danbeysay Ahlu suna ee ku sugneyd magaalada Dhuusamareeb ay gaareen…
Mashada Xisbiyada Qaran oo 5 maalmood shir uga socday magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa ku heshiiyey inay ku midoobaan…
