Browsing: Federaalka
Beesha Caalamka ayaa war ka soo saartay xaaladda Doorashada Galmudug, iyadoo walaac ka muujisay xaaladihii ugu danbeeyay ee Galmudug, iyadoo…
Wasiirkii Amniga Maamulka Jubbaland C/rashiid Xasan C/nuur (Janan) ayaa la xaqiiijiyey inuu ka baxsaday dowladda Soomaaliya oo uu u xirnaa…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa sheegaya in Ahlu suna ay wado qorshe ay ku shaacineyso xildhibaanno…
Gudigga Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug ayaa markii saddexaad mudo kordhin u sameeyay waqtiga is-diiwaangelinta musharixiinta madaxweynaha iyo…
Odayaasha saxiixayaasha beelaha Galmudug wada dhistay oo shir ku yeeshay magaalada Dhuusamareeb ayaa si buuxda u taageeray doorashada Madaxweynaha iyo…
Madaxweynaha Soomaaliya Mohamed Abdullahi Farmaajo ayaa saaka u dhoofay magaalada Asmara, halkaasoo uu uga qayb gelayo kulan Madaxeed saddex geesood ah oo…
Shirka saddex geesoodka Madaxda dalalka Geeska Afrika ee Itoobiya, Eritrea iyo Soomaaliya ayaa Berri ka furmaya magaalada Asmara ee dalka…
Puntland ayaa u jawaabtay Wasiirka Waxbarshada Xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre oo dhowaan sheegay in Puntland ay ka mid noqoto…
Agaasimihii guud ee Wasaaradda Batroolka iyo Kheyraadka ayaa xilka iska casilay, isagoo sheegay in Madaxweynaha Maxamed C/llaahi Farmaajo uu ka…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kormeer sagootin ah ugu tegay ciidamo ka tirsan xoogga dalka oo loo diyaariyay…
Qoraal kasoo baxay madaxii xukuumadda Ahlu suna Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa lagu eedeeyay dowladda Federaalka inay afduubatay Geedi-socodkii…
Musharax cusub ayaa si lama filaan ah ugu soo biiray tartanka xilka Madaxweynaha Galmudug, kaasoo xilliyadii ugu danbeeyay is sharxay.
War kasoo baxay Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa shaacisay in la hakiyey codsiyada dalbasahda Baasaboorka Somaaliga muddo dhowr maalmood…
Shir aan caadi ahayn ayey maanta yeesheen Golaha Wasiirrada xukuumadda Soomaaliya, iyadoo looga hadlay arrimaha deyn cafinta oo dowladda Norway…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa kala dirtay maamulkii Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Gobolka Banaadir oo dhowaan ay soo baxeen warar ku saabsan…
Qoraal kasoo baxay Afar musharax oo sheegay inay u taagan yihiin xilka Madaxweynaha Galmudug ayaa lagu sheegay inay ka qeyb…
Qoraal Caawa kasoo baxay Safaaradda Mareykanka ee magaalada Muqdisho ayaa ayaa lagu sheegay in Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo dowladda Soomaaliya aysan aqoonsaneyn ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya kula kulmay Safiirka Mareykanka…
Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii toddobaadlaha ahaa ee maanta ku ansixiyey heshiisyo lala galay dalal dhowr ah iyo…
Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Galmudug ayaa bilaabay qabashada araajida mushariixinta u taagan xilalka ugu sareeya maamulka Galmudug.
