Browsing: Federaalka
Ciidamadii ka tirsanaa xoogga dalka ee ilaalin jiray xildhibaannada ayaa looga yeeray talisyadooda, kadib amar kasoo baxay taliyaha ciidamada milateriga…
Waxaa magaalada Marko ee xarunta Gobolka Shabeelaha Hoose ka socota qabanqaabadii ugu danbeysay ee soo dhaweyntao Wafdiga Ra’iisul Wasaare Xasan…
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul ugu jawaabay Madaxwaynaha Jubaland Axmed…
Waxaan dhowaan soo baxay warar la iska dhex maray oo ku saabsan in Guddiga Diyaarinta Sharciga Doorashooyinka ee uu magacaabay…
Safiirka cusub ee dowladda Soomaaliya u magacawday dalka Mareykanka Cali Shariif Axmed oo warqadihiisa Aqoonsiga looga guddoomay xarunta Wasaaradda Arrimaha…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal ka dhacay duleedka magaalada Marko ee Gobolka Sh/Hoose oo dhex maray ciidamada dowladda…
Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada xukuumadda Soomaaliya ayaa ka baxday oo ka noqotay heshiisyo Qandaraas ah aan hore loo shaacin…
Ra’iiusul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta kulankiisii labaad magaalada Baydhaba kula yeesahy xubno ka socda Beesha…
Madaxweynaha Dib loo doortay ee Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, balse ay sharci darro ku tilmaantay dowladda Federaalka ayaa qabtay shirkiisii jaraa’id…
Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa shaaciyay in magaalada Muqdisho lagu qabtay koox ka ganacsatada caruurta oo muddo ay ku daba…
Maxkamadda darajada Koobaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta Dil toogasho ah ku xukuntay laba xubnood oo ka tirsanaa Alshabaab…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay War cad kasoo saartay Odayaasha cafiska ugu tegay Alshabaab ee qaatay amarkooda, waxayna…
War kasoo baxay Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Federaalka Soomaliya ayaa lagu sheegay in la hakiyey codsiyada bixinta Baasaboorka muddo…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo ku sugan Xudur ayaa kormeeray ciidamada xoogga dalka ee qeybta ka qaatay…
Alshabaab oo Degmada Xarardheere kusoo bandhigtay Odayaashii Galmudug ee Cafiska u doontay [Sawirro]
Alshabaab ayaa Magaalada Xarardheere ee gobolka Mudug kusoo bandhigtay qeybtii saddexaad Odayaasha Dhaqanka ee soo xulay xildhibaannada Baarlamaanka dowladda Federaalka…
Dowladda Somalia ayaa culeyskii ugu horeeyay kasoo wajahay xaaladda Jubbaland iyo dib u doorashadii Axmed Maxamed Islaam (Madoobe), kadib markii…
Warraka laga helayo Gobolka Bakool ayaa sheegaya inay halkaasi ka socoto qabanqaabada soo dhoweynta Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Somaaliya oo markii…
Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa dowladda Somalia ku eedeeyay inay caruur u qoraneyso askar, taasoo keenay inay…
Wasiirka Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre ayaa magacaabay Guddiga Tacliinta Sare ee Soomaaliya, kadib wareegto kasoo baxday xafiiskiisa.
Kulan magaalada Baydhaba ku dhex maray Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Odayaasha dhaqanka degaankaasi ayaa looga hadlay…
