Browsing: Federaalka
Guddiga Doorashada Maamulka Jubbaland ee uu magacaabay Madaxweynaha mar kale u taagan xilka Axmed Maxamed Islaam ayaa caawa ku dhawaaqay…
Wararka laga helayo magaalada Maka ee dalka Sacuudiga ayaa sheegaya in xujey Soomaali ah ay ku lumeen inta u dhaxeysa…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay nin ajnabi ah oo kasoo jeeda dalka Kenya.
-Ciidammada kumaandooska ee xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Howlgal Qorsheysan ka fuliyey deegaanka Shaam ee Galbeedka inta ka xiga degmada Awdheegle,…
Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa ku eedeeyay dowladda Soomaaliya inay faragelin iyo xaalad abuur ka wado doorashada Jubbaland.
Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi ayaa ka hadlay mqaamka caasimadda Muqdisho, isagoo sheegay inuu isagu kasoo shaqeeyay…
Qoraal ka soo baxay Gole ay leeyihiin Odayaasha Dhaqanka Jubbaland ayay uga dalbadeen Beesha Caalamka inay soo farageliyaan Doorashada Maamulkaasi…
Xog laga helay saraakiisha Amniga ee gacanta ku haya kiiska Qaraxii ka dhacay xarunta Gobolka Banaadir ayaa sheegeysa in muddo…
Xaaladda magaalada Dhuusamareeb ayaa kacsan, kadib markii ciidamo ka amar qaata hoggaamiyaha Ahlu suna Macalin Maxamuud oo ka tegay degaanka…
Madaxweynaha Maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya C/casiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa soo saaray amar ah in magaalada Baydhaba ay isaga…
Wararka laga helayo magaalada barakeysa ee Maka ayaa sheegaya in Xujey fara badan oo Soomaali ah ay ku dayacan yihiin…
Wararka laga helayo Magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in falal kala duwan oo allagu dilay 5 qof ay ka dhaceen duleedka…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay amar lagu diiwaangelinayo Dugsiyada Waxbarashada dalka, sida lagu sheegay wareegto kasoo baxday Wasaaradda Waxbarashadda Hiddaha…
Xukuumadda Somalia ayaa fasax saddex maalmood ah u dirtay shaqaalaha dowldda, sida lagu sheegay Qoraal kasoo baxay wasaaradda shaqada iyo…
Shan Xisbi siyaasadeed oo si KGM ah u diiwaangashan iyo Isbaheysiga xildhibaannada la baxay Badbaado Qaran ayaa qoraal ay soo…
Qoraal kasoo baxay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu shaaciyey maanta in la xiray kalfadhigii shanaad ee Baarlamaanka Federaalka, xilli uu…
AlShAbaab ayaa soo bandhigay qeybtii labaad Odayaasha dhaqanka ee soo xulay Baarlamaanka Soomaaliya, kuwaasoo iska diiwaan geliyay maamullada K/Galbeed iyo…
Musharixiinta isbaheystay ee ka horjeeda Axmed ayaa kulan gaara magaalada Kismaayo kula yeeshay wafdiga IGAD ee uu hoggaaminayo Wakiilka IGAD…
Guudoomiya Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dalka Qatar u fadhiya…
Dowladda Mareykanka ayaa ka hadashay Doorashada muranka ka taagan yahay ee maamul Goboleedya Jubbaland, kadib booqasho uu ku-xigeenka xoghayaha Arrimaha…
