Browsing: Federaalka
Dowladda Somalia ayaa War-saxaafadeed kasoo saaray Doorashada maamulka Jubbaland ee la filayo inay dhowaan dhacdo.
Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa baajisay shir jaraa’id oo ay duhurnimadii maanta shaacisay inuu qabanayo Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Danjire…
Odayaasha dhaqanka Beesha Xaaji Saleebaan ayaa war-murtiyeed kasoo saaray go’aan ay ka qaadeen Doorashada Galmudug ee lagu qabanayo magaalada Dhuusamareeb…
Dowladda Somalia ayaa u yeertay Safiirka Kenya Somalia, iyadoo u gacan gelisay qoraal lahjad kulul ku qoran oo ah cabasho…
Odayaasha Caddaado oo Qaadacay Dib u Heshiisiinta uu Raiisal wasaare Kheyre uga dhawaaqay Dh/Mareeb.
Odayaasha Dhaqanka Magaalada Caddaado ayaa qaadacay Shirka dib u-heshiisiinta Galmudug ee Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya uu xalay shaaciyeyy in lagu…
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee QM (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa dadka iyo dowladda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inuu shaki ka dhex jiro dowladda Federaalka iyo dowlad Goboleedyada, iyadoo…
Wasaaradda Arrimaha Dowladda Kenya ayaa qaaday tallaabo kale oo ay culeys ku saareyso Dowladda Somalia, kadib markii ay Somaliland ku…
War cusub ayaa ku soo kordhay marxuumad Sumaya Yuusuf oo meydkeeda laga helay Saaka Hotel ku yaalla Isgoyska Baar Ubax…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Cadaado, isagoo safar dhulka ah uga tegay magaalada Dhuusamareeb, waxaana soo dhoweyntiisa ka…
Agaasmihii Guud ee Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaqada laga joojiyey, sida lagu qoray wareegto kasoo baxday Wasiir…
Dowladda Somalia ayaa shaacisay inay ku guuleysatay in Sacuudiga uu qaado xayiraadii saarneyd dhoofka Xoolaha Soomaalida.
Magaalada Cadaado ayaa isu bedeshay magaalo shidan oo loolan siyaasadeed ka socdo, kadib markii uu xalay xaalay madaxweynaha maamulka khilaafku…
Madaxweyne Farmaajo: “Waxaan rabnaa dowlad Dhexe oo awood leh, annagaana Federalka saxda ah” [Daawo]
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa shaaciyey inaysan dooneynin dowlad ku dhisan confederal ama dowlado isutegay oo ay doonayaan dowlad…
Madaxda Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa go’aan ka soo saaray Doorashada Galmudug iyo halka lagu qabanayo, kadib…
Madaxweynihii hore ee Galmudug iyo wasiirkii hore ee Amniga Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed ayaa ku dhawaaqay inuu dib ugu soo…
Dowladda Soomaaliya ayaa heshiis la saxiixatay laba ka mida shirkadaha ugu waaweyn ee shidaalka dunida, kuwaasoo dib ugu soo laabanaya…
Baarlamaanka Carabta ayaa dowladda Kenya ugu baaqay inay faraha kala baxdo Biyaha Soomaaliya, kana laabato sheegashada xuduudka Badda ee Soomaaliya,…
War dhowaan kasoo yeeraty Wasiir ku xigeenka Amniga Puntland Yuusuf Maxamed Ismaaciil oo ku saabsanaa in la qaban doono cid…
Dowladda Somalia ayaa war kasoo saartay falkii ka dhacay magaalada Gaalkacyo iyo dadkii lagu laayey dad shacab ah.
