Browsing: Federaalka
Shir looga hadlayo Ganacsiga iyo Maalgashiga Soomaaliya ayaa maanta ka furmay xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho.
Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhoweysay baaritaanka ay faafisay xeer ilaalinta Sacuudiga ee ku saabsan dilka Saxafiga Jamal Kashoqgi ee ka…
Dood xoog leh ayaa ka taagan baraha bulshada kadib markii madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu xarunta Xalane u tegay sidii…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waraaqihiisa Aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirka cusub ee Dowladda Mareykanka ay usoo magacowday Soomaaliya.
Kooxda khilaafada islaamiga ah ee DAACISH ayaa ku hanjabtay inaysan dagaal aargoosi ah ku qaadi doonto kooxda Alshabaab ee Soomaaliya,…
Baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa ansixiyey xubno loo magacaabay Guddiga Doorashada madaxweynaha maamulkaasi oo bedelaya kuwii xilka iska…
Xogta laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegeysa in madaxweynihii maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan oo xilka iska…
Ra’iisal wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya, isagoo ka qeyb geli doona shir…
Warar kala duwan ayaa laga faafiyey Sarkaalka caanka ka ah gudaha Soomaaliya ee Itoobiyaanka ah Jeneraal Gabre, basle magaciisu yahay…
Waxaa magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya maanta ka furtay shirka 66aad ee aan caadiga ahayn oo wasiirada arrimaha dibadda…
Wararrka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegay inuu dagaal ku dhex maray duleedka degaanka Guriceel maleeshiyada Ahlu suna iyo kuwa…
Shirkadda Kenya Airways ayaa dib u dhigtay duulimaad la filayey inay maanta ka bilowdo magaalada Muqdisho, arrimo lagu sheegay farsamo…
Taliska ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa shaaciyey in xabsiga la dhigay saraakiil ka wada tirsanaa ciidamada Booliska iyo Milateriga oo ay…
Guddiga Difaaca Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegay inuu xildhibaanno ah u magacaabay baaritaanka weerarkii Qaraxyadii…
Guddiga joogtada ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa ku dhawaaqay inay dib u dhigeen doorashadii Madaxweynaha Maamulkaasi ee loo madlanaa inay…
Hay’adda Culimadda Soomaaliyeed ayaa war kasoo saartay xaalada amniga, siyaasadda iyo xiriirka dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyadda.
Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay in safiirkeeda cusub ee Soomaaliya Donald Y. Yamamoto uu tegay Soomaaliya, si uu u hoggaamiyo ergada Mareykanka…
Waxaa soo shaac baxay mid ka mida dalalka Soomaaliya ku riixaya inay ka mid noqoto isbaheysiga saddex geesoodka ah ee…
Taliyaha ciidanka Xoogga Dalka Gen. Daahir aadan Cilmi (Indho Qarshe) ayaa caddeeyay inay maamul xumo ka jirto Qeybta Saadka ee…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka warbixiyay xiriirka dalalka Gobolka iyo Soomaaliya.
