Browsing: Federaalka
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xildhibaan Xasan Sheekh Maxamuud ayaa madaxda dowladda Soomaaliya ugu baaqay inay qaataan dhaliilaha loo jeedinayo, lagana…
Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Jubbaland, ahna xoghayaha Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed Shaafi Raabi Kaahin ayaa mar kale lagu xayiray Garoonka diyaaradaha Magaalada…
Xukuumaadda federaalka Soomaaliya iyo Midowga Yurub ayaa maanta kala saxiixday deeq lacageed dhan €100 (Boqol milyan oo Euro) oo Midawga…
Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa dhaliilay, kana hor yimid socdaalka Madaxweynaha Soomaaliya maanta ku tegay magaalada Marko ee xarunta…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo maanta gaaray magaalada Marko ee Gobolka Sh/Hoose ayaa dadka ku nool magaaladaasi khudbad u…
Maxkamadda Millatariga Soomaaliya ayaa saakay fagaaraha Iskool Buluusiya ee degmada Xamar Jajab ku fulisay toogasho lagu xukumay Dil-suge Xasan Aadan…
Agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda Sirdoonka Soomaaliyeed ee NISA ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu iska casilay xilka.
Warar ku dhowdhow Agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda Sirdoonka ee NISA ayaa la sheegay inuu go’aansaday inuu xilka iska casilo.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa bogaadiyay dadaallada Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka, Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Ergada Soomaaliya ee…
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa War-cad kasoo saaray Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada, isagoo ka hor yimid tallaabooyinkii ay…
Wafdi ka socda dowladda Qadar ayaa maanta kasoo degay garoonka Diyaaraddaha Aaden Cadde ee magaalada Muqdisho, iyadoo socdaalkoodu ahaa mid…
Maxkamadda ciidamada Qalabka sida ayaa Laba iyo toban (12) askari ka tirsan ciidamada Xoogga dalka oo ku eedeysay inay soo…
Safiirka cusub dowladda Soomaaliya u magacawday dalka Itoobiya Cali Shariif Axmed, ayaa nuqul ka mid ah waraaqihiisa aqoonsiga danjirenimo u…
Golaha Aqalka Sare ee Senet-ka Mareykanka ayaa meel mariyey maagcaabista Dajiraha cusub ee Madaxweyne Trump u soo magacaabay Soomaaliya Donald Yamamato.
Soomaaliya ayaa ka mid noqotay mid ka mida guddiyada Qaramada Midoobay ee muhiimka ah, kadib markii ay tartan u gashay.
Golaha Iskaashiga maamul Goboleedyada ayaa sameystay afhayeen cusub, waxaana xilkaasi loo magacaabay wasiir ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya.
Warbixin sanadeedka ay soo saareen Guddiga la-socodka Cunaqabateynta Hubka ee Soomaaliya (Montiring Group) oo aan weli la shaacin, balse la…
Guddiyada Dastuurka Dowladda Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada ayaa magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland kasoo saaray War-murtiyeed 7 Qodob oo ku…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Boqortooyada Sacuudiga ayaa maanta kulan la yeeshay…
Wafdigii Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa gaaray magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sacuudiga.
