Browsing: Federaalka
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay deeq lacageed oo gaarysa 427 Milyan oo doolar…
Madaxweyne Farmaajo oo Weerar kulul ku qaaday Siyaasiyiinta & Madaxda maamul Goboleedyada [Dhageyso]
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si kulul u weeraray siyaasiyiin uu ku sheegay inay xanaaqsan yihiin oo rajo beel…
Dowladda Soomaaliya oo Deeqdii ugu horeysay muddo 30 sano kadib ka heshay Bankiga Adduunka {Akhriso}
Bangiga Adduunka ayaa oggolaaday inuu markii ugu horeysay muddo 30 sano ah Soomaaliya siiyo lacag maalingelin ah oo gaareysa 80…
Hoggaamiyaha Aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa ka hadlay khilaafka u dhaxeeya dowladda Federaalka iyo dowlad Goboleedyada Soomaaliya, isagoo…
Madaxtooyada Maamulka Puntland ayaa raalligelin ka bixisay hadal muran badan dhaliyay oo kasoo yeeray madaxweynaha maamukaasi Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas)…
Dowladaha Soomaaliya iyo Qatar ayaa kala saxiixday heshiisyo ku saabsan mashaariic shaqo abuur ah oo dowladda Qatar ka fulineyso Soomaaliya.
Qoraalkii Hay’addi Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ku faahfaahisay saanad iyo ciidan ay ku wareejisay Booliska ayaa la…
Taliska ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa xilalkii ka qaaday taliyeyaasha 7 ka mida saldhigyada Booliska degmooyinka Gobolka Banaadir xilli amniga Muqdisho…
Siyaasiga Mucaaradka ah ee C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa sheegay in haweeneydii Jimcihii lagu dilay xarunta Jaamacadda Soomaaliya Aamina Xuseen Xasan…
Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika AFRICOM ayaa shaaciyey in weerarka cirka oo loo qaaday is-difaac lagu dilay xubno ka tirsan…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sanadkii labaad oo xiriir ah ka baaqsaday ka qeyb galka Shirka sanadlaha ah ee…
Guddiga Doorashooyinka Madaxa Bannaan ayaa maanta ku dhawaaqay in la buuxinayo kursi ka bannaan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka, iyadoo uu…
Afarta Madaxweyn ee maamul Goboleedyada marka laga reebo Hirshabealle ayaa war ka soo saaray heshiiskii madaxweynaha Hirshabeelle la galay dowladda…
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa sheegay inay khalad tahay in dowlad Goboleedyada ay xiriirka u…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare uu goor dhoweyd shaaciyey inuu heshiis la…
Mid ka mida xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ayaa madaxweyne Farmaajo ka dalbaday inuu saxiixo xukunnada dilka ah ee maxkamadaha dalka ay …
Amiirka dalka Qatar Sheekh Tamim bin Hamad Al-Thani oo ayaa saxiixay, isla markaana asnixiyey labo heshiis oo hore ay u…
Dowladda Soomaaliya ayaa Amar culus ku soo rogtay diyaaradaha yimaada Garoomada ku yaalla dalka Soomaaliya.
Golaha iskaashiga dowlad Goboleedyada ayaa war kasoo saaray xaaladda ka taagan maamulka Galmudug, iyadoo dowladda Federaalka ku eedeeyay inay faragelin…
Soomaaliya ayaa ka mid noqotay dalalka IGAD ee ciidamada nabad ilaalinta u diraya dalalka Koonfurta Suudaan, kadib heshiis ay IGAD…
