Browsing: Federaalka
Waxaa maanta Magaalada Baydhabo ee xarunta maamul goboleedka Koonfur Galbeed ka furmaya shirka Golaha Amniga Qaranka oo ay ku mideysan…
Maamulka Somaliland ayaa maalintii shalay u diiday inay Garoonka magaalada Hargeysa caga-dhigato diyaarad sitay dhalinyaradii tahriibayaasha ahaa ee laga soo…
Guddoomiyihii Maxkamadda sare ee dalka oo maanta xilka wareejiyey Ibraahim Iidle Suleymaan ayaa shaaciyey cidda hortaagan dhismaha Guddiga Adeegga Garsoorka…
Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee Soomaaliya Ibraahim Iidle Suleymaan oo dhowaan uu xilka ka qaaday Madaxweyanha Soomaaliya ayaa la ogoleysiiyay inuu…
Waxaa magaalada Baydhaba ka socda diyaargarowga Shirka Amniga Qaran ee madaxda dowladda Soomaaliya iyo kuwa maamul Gobioleedyada, kaasoo muddo dheer…
Dawladda Talyaaniga ayaa Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ku wareejiyey Seddex Gaari oo labo kamid ah ay yihiin nooca BMW, kuwaasoo la…
Sawir ay faafisay Hay’adda Samafalka Mareykanka ee Mecry Corps ayaa dood weyn ka dhaliyey baraha bulshada kadib markii dadka Soomaalida…
Barta caanka ah ee Twitter-ka ayaa markii labaad xiray barta xoghayaha guud ee ururka Qaranka Saxafiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ Maxamed…
Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrikaca ayaa shaaciyey in duqeymo cirka ah oo ay diyaaradahoodu ka fuliyeen duleedka Muqdisho lagu dilay12…
Madaxweynayaasha maamullada Koonfur Galbeed ee Soomaaliya iyo Hirshabeelle Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta dib ugu…
Filimkii kooxda Alshabaab soo saareen ee dilalka Qorsheysan ayaa cabsi iyo argagax geliyey dad fara badan oo adeegsada baraga bulshada…
Kooxda Alshabaab ayaa markii ugu horeysay filim muuqaal ah ka sameysay dilalka qorsheysan ee ay ku heyso mas’uuliyiinta dowladda iyo…
Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa noqday Aqal ay ku midoobeen beelaha waaweyn ee Soomaalida iyadoo beesha Shanaad aanay meteleaad…
Dowlada Kenya ayaa sheegtay inay Soomaaliya ka taageereyso qabashada Kursiga aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay.
Dowladaha Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa kala saxiixday heshiisyo kala duwan oo ka mid yahay heshiis ku saabsan dhinaca iskaashiga Amniga…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho hal cisho ah ku jooga dalka Kenya ayaa maanta wada…
Shirka toddobaadlaha e Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya oo lasoo hormariyey ayaa maanta ka dhacay xarunta Golaha Wasiirada Soomaaliya.
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ku sii jeeda dalka Imaaraadka Carabta, kadib markii halkaasi looga yeeray.
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa magaalada Nairobi afur ugu sameeyay caawa xildhibannada Soomaalida Kenya oo uu hoggaminayey…
Waxaa maanta xarunta Madaxtooyada Soomaaliya lagu dhaariyay Gudoomiyaha Cusub ee Maxkamada Sare ee Dalka Baashe Yuusuf Axmed oo dhowaan uu…
