Browsing: Federaalka
Madaxweynaha Maamulka Galmudug, Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa sheegay inuu dhammaanday khilaafkii ka dhashay go’aanki uu ka qaatay arrimaha Khaliijka…
Caruur ay ciidamada dowladda kusoo furteen howlgal todobaadkii hore ka dhacay Gobolka Sh/Dhexe ayaa la sheegay inay dayacan yihiin oo…
Qorashe lagu doonayay isku-shandheyn lagu sameeyo Golaha Wasiirada ayaa dib loo dhigay kadib caqabado dhowr ah oo soo wajahay.
Wasiirkii hore ee Qorsheynta xukuumadda Soomaaliya, safiirkii ugu danbeeyay ee loo magaacabay UK C/raxmaan Yuusuf Ceynte ayaa xaalada ka socta…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame si weeraray qaabka xil ka qaadista ee madaxda hoggaanka dowladda Soomaaliya ee ay hoggaamiyaan Maxamed C/llaahi…
Wasiirkii hore ee Warfaafinta ee xilka sii hayaoo hadda loo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa soo…
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo uu dib ugu laabanayo magaaladaasi.
Waxaa galabta maqribnimadii kasoo degay Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho qaar ka mida maxaabiistii Soomaalida ee ku xirnaa dalka India.
Beesha Caalamka ayaa soo dhoweysay heshiiska Galmudug ee ay ku soo gabagabeeyeen heshiiskii Ahlu suna iyo Galmudug ay wada gaareen.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta booqday qeybta 21-aad ee ciidamada milateriga Soomaaliya ee magaalada Dhuusmareeb.
Lugtii labaad ee Socdaalka Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ku marayo degaanada maamulka Galmudug ayaa lagu soo kordhiyey magaalooyin hor leh.
Magaalada Dhuusamareeb wxaxaa goor dhoweyd ka bilowday munaasbadda midowga Galmudug iyo dhameystirka heshiiskii Ahlusuna iyo Galmudug.
Ciidamada Xoogga dalka qeybra 43-aad iyo ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska ayaa Kooxda Al-Shabaab kala wareegay saaray…
Wafdi uu hoggaaminayo wakiilka Xoghayaha guud ee Q/Midoobay, ayna ka mid yihiin wakiilada beesha caalamka iyo saraakiisha AMISOM ayaa goo…
Waxaa magaalada Dhuusamareeb ka socda diyaargarowga munaasabadda midowga Galmudug iyo dhameystirka heshiiskii Ahlu suna iyo Galmudug.
Xildhibaannada labada gole ee kasoo jeeda kooxdii Qabyo ayaa gebi ahaan qaadacay inay ka qeyb galaan munaasabadda midowga Galmudug iyo…
Wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya ayaa ku sigatay inay aqoonsato maamulka la baxay Somaliland, kadib markii uu Adis booqasho ku tegay…
Magaalada Dhuusamareeb ayaa ku jirta diyaar garowgii ugu danbeeyay ee soo dhoweynta madaxweynaha Soomaaliya iyo madaxda maamul Goboleedyada, iyadoo la…
Kooxda Alshabaab ayaa war cad kasoo saartay mowqifkooda ku aadan Sheekh Mukhtaar Roobow (Abuu Mansuur) oo hore uga tirsanaa, balse…
Kulan daba socda Shirkii Amniga Soomaaliya oo looga hadlayey xaaladda dalka iyo sidii ciidamada Soomaaliya xilka ugala wareegi lahaayeen AMISOM…
