Browsing: Federaalka
Inta badan Madaxweynayaasha maamul Goboleedyada ayaa maanta ku wajahan magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland.
Xukuumadda Soomaaliya ayaa dib u dhigtay shirweyne qorsheysnaa in maalinta berri ah uu ka furmo magaalada Muqdisho.
War-murtiyeed ay wadajir u soo saareen Guddiga dib u eegista Dastuurka iyo Guddiga madaxa bannaan ee Dastuurka ayaa ku qaadaceen…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya inuu dib u dhacay shirkii madaxda maamul goboleedyada dalka ee berri ka furmi…
Dowladda Mareykanka ayaa lacag madaxiisa saartay hoggaamiye ka tirsan Alshabaab oo la sheegay inuu ka mid yahay saraakiisha ajaaniibta ah…
Maamul Goboleedyada dalka ayaa qaadacay ka qeybgalka shirweyn ku saabsan Dastuurka oo Muqdisho ka dhacaya.
Safiirkii Maraykanka u fadhiyay Soomaaliya Stephen Schwartz ayaa la sheegay inuu xilka iska casilay.
Shir ay Golaha Wasiirada Maamulka Puntland ku yeesheen magaalada Boosaaso ayaa laga soo saaray qodobo ay ka mid yihiin go’aanka…
Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa ku adkeystay qabashada shirka maamul Goboleedyada ee uu gogoshiisa dhigay magaalada Kismaayo.
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubba ayaa sheegaya inuu dib u dhac ku yimid shirkii maamul Goboleedyada…
Siyaasiga Cali Xaaji Warsame oo ka mid ahaa musharixiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa si kulul ugu fal celiyay wareysi lala…
Sharciga Isgaarsiinta Soomaaliya QEYBTA 1-AAD Erey-bixin iyo ujeeddada Sharciga Qodobka 1aad: Erey-bixin 1. Hay’adda isgaarsiinta : waxaa loola jeedaa hay’adda…
Madaxweynaha Galmudug ee lagu dhawaaqay in xilka laga qaaday Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa sheegay inaysan jirin maxkamad sare oo…
Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) waxaa lagu tilmaamaa in uu yahay nin ka duwanaan karro madaxda kale ee maamul goboleedyada.
Maxkamadda sare ee Galmudug ayaa ayiday oo xil ka qaadistii lagu sameeyay madaxda ugu sareysa Maamul Goboleedka Galmudug.
Maxkamadda sare ee Gal-Mudug oo sharci ku tilmaamtay xil ka qaadistii lagu sameeyay madaxda Maamul Goboleedka Galmudug.
Maamulka Puntland ayaa qaadacday shirka uu ku baaqay madaxweynaha maamulka Jubba ee magaalada Kismaayo ay ku yeelan lahaayeen madaxda maamul…
Madaxweynaha Maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa ku baaqay shir madaxda maamul Goboleedyada ay ku yeelanayaan magaalada Kismaayo oo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa saxiixay sharcigii ugu muhiimsanaa intii uu xilka hayay, kaasoo maanta dhaqan galay.
khilaafka siyaasadeed ee maamulka Galmudug oo maraya heerkii ugu sareeyay ayaa yeeshay weji cusub kadib markii labada dhinac ee madaxda…
