Browsing: Federaalka
Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Soomaalida qaarkood ayaa dalbaday inay khudbado ka jeediyeen Kalfadhiga Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta furmaya.
Ciidamada AMISOM ayaa ku kacay fal naxdin leh kadib markii kolonyo ka mida gaadiidkooda si naxdin leh ku dileen askar…
Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, haddana kia mida Aqalka sare ee baarlamaanka, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa mowqif culus ka…
Wakiilka Xoghayaha guud ee Q/Midoobay ee Soomaaliya Micheal Keating ayaa shaaciyay caqabada hortaagan madaxweynaha Soomaaliya ee laga doonayo inuu wax…
Nin ka mida madaxda dadka tahriibiya oo Soomaali ah ayaa lagu qabtay dalka Konfurta Suudaan, iyadoo laga soo dejiyay garoonka…
Kulan looga hadlayo furitaanka kalfadhiga labaad ee Baarlamaanka Federaalka iyo ajendayaasha horyaalla ayaa lagu qabtay xarunta guddoonka ee Villa Hargeysa.
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa xubin buuxda ka noqday Golaha Amniga Qaranka ee dhowaan la sameeyay, shirkana uga socdo magaalada Muqdisho.
Waxaa magaalada Muqdisho lagu qabtay markii ugu horeysay xus loogu dabaaldegay maalinta xoriyadda Mareykanka ee 4-ta July.
Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed C/xakiin Daahir Saciid ayaa beeniyay wararka ku saabsan in xilka laga qaadayo isagoo sheegay inuu xilka…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ogolaaday dhismaha Gole loogu magac daray “Golaha Amniga Qaranka”.
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa caawa magaalada Adis ababa uga dhawaaqay war farxad oo ku saabsan heshiis ay…
Wararka laga helayo magaalada Nairobi ayaa sheegaya in diyaarad u socotay magaalada Muqdisho laga reebay dhalinyaro ka mid ahayd rakaabka…
Wararka laga helayo Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya inuu socdo qorshe xilalka looga qaaadayo madax sare oo ka tirsan hay’adaha Garsoorka…
Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay xaqiijisya inay wadahadal kula jirto Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur).
Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed C/xakiin Daahir Saacid ayaa la sheegay inuu qarka u saaran yahay xil ka qaadis.
Adeegga internet-ka ayaa gebi ahaan ka go’an Koonfurta Soomaaliya maalintii shanaad, waxaana la xaqiijiyay inuu adeegan sii maqnaan doono ug…
Ciidamada ammaanka saddex magaalo ayaa la sheegay in heegan sare la geliyay, kadib markii looga digay weerarro Alshabaab damacsan tahay…
Qaramada Midoobay ay qandaraas ku siisay shirkad lagu magacaabo SRT Marine Systems PLC inay ilaaliso xeebaha Soomaaliya, kalluumeysiga sharci darrada ah iyo…
Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Stephen Schwartz ayaa sheegay in Mareykanka uu mar kale howl-gal diblomaasiyeed oo rasmi ah ku yeelan…
Dowladda Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa intii ay talada dalka qabatay qaadatay qaab cusub oo xilalka…
