Browsing: Federaalka
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble oo shir jiraa’id ku qabtay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde
Dowlada Ingiriiska ayaa ku dhawaaqay malaayiin Doolar oo lagu taageerayo Qorshaha csub ee dhismaha ciidamada Soomaaliya.
Wararka laga helayo madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya inuu socdo qorshe lagu magacaabayo safiiradii ugu badnaa ee dowladda Soomaaliya.
Waxaa goor dhow la soo gaba gabeeyay Ololihii Bisha Cas ee Imaaraadka ka qabatay guud ahaa dalka Imaaraadka oo laga…
Shirka London ee loo balansanyahay horaanta bisha May waxaa lagu soo go’aamin doonaa in Soomaaliya aysan yeelan Ciidanka Xooga Dalka…
Loolanka u dhaxeeya dowladaha Imaaraadka Carabta iyo Turkiga ayaa gaaray heer aan hore loo arkin, iyadoo safiirada labada dal u…
Siyaasiga reer Kenya ee hore u soo noqday guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka dalkaasi Faarax Macalin ayaa beesha caalamka ku cambaareeyay…
Maamulka Hirshabeelle ayaa la wareegay maalintii labaad Qaadkii kasoo degi jiray garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.
Dowladda Turkiga ayaa noqotay dowladda kaliya ee sida tooska ah u kabta miisaaniyadda dowladda Federaalka, iyadoo ku dhawaaqday malaayiin doolar…
Wasiirkii hore ee Qorsheynta xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ceynte ayaa cambaareyn u jeediyay labada aqal ee Baarlamaanka Federaaka.
Alshabab oo u digtay Ardayda loo diro Dugsiyada & Jaamacadaha adeegsada luqada Ingiriiska [Dhageyso]
Kooxda alshabaab ayaa bayaan kasoo baxay looga digay Dugsiyada Waxbarashada iyo Jaamacaddaha laga adeegsado luqada Ingiriiska.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay mamuucday koox diimeedka dhowaan soo shaac baxday ee As-saaddicuuna Bilxaq.
Shirka Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa shirkooda maanta la sheegay in qodobadda ay uga doodayaan ay ka mid tahay isbedel…
Safiirkii hore ee Soomaaliya u fadhiyay dalka Kenya, haddana ah wasiirka Qorsheynta xukuumadda Soomaaliya ayaa xilka wareejiyay iyadoo aan weli…
Waxaa la shaaciyay qorshaha dib u dhiska ciidamada Qaranka oo isugu jira Milateri iyo Boolis oo tiradooda iyo qaabka loo…
Dowladda Imaaraadka ayaa ku soo biiray ololaha gargaarka loo fidinayo dadka Soomaaliyeed ee abaaraha aafeeyeen.
Dowladda Soomaaliya ayaa amarkii ugu weynaa kasoo saartay safaaradaha ajanbiga ah ee degan Garoonka diyaaradaha Muqdisho iyo Madaxtooyada.
Madaxweynaha maamulka Ahnlu suna Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa markii ugu horeysay la kulmay madaxda maamul goboleedyada dalka.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa hambalyo u diray dhiggiisa dalka Turkiga isagoo ugu hambalyeeyay aftidii guud ee dalkaasi ka dhacday shalay.
Madaxda Dawladda Federaalka iyo kuwa Dowlado Goboleedyada ayaa kulan wadatashi ah ku yeeshay magaalada Muqdisho
