Browsing: Federaalka
Waxaa la is weydiinayaa Maxay Puntland u qarisay Saanadkii milateri ee dowladda Federaalka u dirtay shalay? Maamulka Puntland ayaa ka gaabsaday…
Dagaalkii u dhaxeeyay ciidamada Puntland iyo kooxda Alshabaab ee ka socday Togga Suuj ayaa dib u qarxay duhurnimadii maanta kadib…
Shirkii golaha wasiiradda maamulka Puntland ee maanta ka dhacay Magaalada Garowe ayaa looga hadlay weerarka kooxda Al-Shabab kusoo qaaday deegaanada xeebaha Puntland, waxaana…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay inay gurmadii ugu horeeyay u direyso maamul goboleedka Puntland kaasoo ah saanad milateri. Laba…
Wasiirka arrimaha gudaha dowladda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ayaa weji gabax weyn kala kulmay odayaasha iyo waxgaradka gobolka…
Dowladda Soomaaliya iyo Japan ayaa maanta kala saxiixday heshiis ay ku heleyso deeq lacageed oo gaareya 48 milyan oo doolar oo…
Abaanduulaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Gen. Cali Baashi Maxamed Cumar ayaa sheegay in weerarkii lagu qaaday degaanka Awdheegle habeenkii Talaadada ay…
Kulankii Khamiislaha ee Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa saaka ka dhacay xarunta Xukuumadda ee Madaxtooyada Soomaaliya, waxaana ka baaqsaday kulanka…
Soomaaliya ayaa mar kale la hakiyay codsigeedii ahaa inay ku biirto ururka Dhaqaalaha Suuqa Bariga afrika ee loo yaqaan EAC…
Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre oo ka mid ahaa xildhibaanadii su’aalaha adag weydiiyay Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in lacago badanx…
Shirkii Golaha Wasiirada ee aan caadiga ahayn ee socday saddexdii maalmood ee la soo dhaafay, oo uu shir guddoomiyey Ra’iisul…
Kulan albaabada u xirnaa oo ay Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Galabta ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa lagu go’aamiyay in Baarlamaanku u…
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan gaara oo albaabada u xiran yihiin galay galabnimadii maanta kadib markii ay dib u celiyeen…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la sheegay inuu maamulka shirka maamul u sameynta labada gobol ee Hiiraan iyo Shabeelaha…
Shir madaxeed gaara ayaa la filayaa inuu magaalada Jabuuti uga firmo dalalka ciidamada ka joogaan Soomaaliya, waxaana wasiirada arrimaha dibadda…
Machadka Cilmi baarista ee Soomaaliya ee Heritage oo xaruntiisu tahay Magaalada Muqdisho ayaa soo saaray warbixin uu uga hadlaayo sida…
Ergayga Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Somalia, Francisco Caetano Madeira ayaa sheegay in AMISOM ay ka baxeyso dalka…
Dalalka Soomaaliya iyo Masar ayaa kala saxiixday heshiis ah iskaashiga ciidamada markii ay magaalada Qaahira kulan ku wada yeesheen taliyeyaasha ciidamada labada…
Madaxwaynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ka hadlay natiijadii shirka Istanbuul, isagoo sheegay in shirka intiisa badan looga…
Shan xubnood oo ka tirsan Koongareeska Mareykanka ayaa qoraal hambalyo ah u diray Madaxweynaha Soomaaliya, iyagoo ugu hambalyeeyay Sharciga Baarlamaanka…
