Browsing: Federaalka
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Muqdisho oo maanta marti gelisay iska hor imaadyo shaqaqooyin iyo xaalad kacsan ayaa hadda degan.
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa amray in la dhaariyo Guddiga La-Dagaallanka Musuqmaasuqa oo ahaa guddi sharcinimadiisa…
Dowladda Itoobiya ayaa safiir cusub u soo magacawaday Soomaaliya, kaasoo soo gaaray caasimadda Muqdisho, kadib markii muddo xileedkiisu dhammaaday safiirkii…
Madasha Badbaado Qaran ee Soomaaliyeed ayaa soo dhoweysay go’aannadii kasoo baxay Golaha Amniga iyo Nabadda Midowga Afrika oo lagu cambaareeyay…
Madaxweynihii hore ee dalka ahna guddoomiyaha Midowga Musharixiinta Shariif Sheekh Axmed talo u jeediyay madaxda waqtigoodu dhammaaday ee dowladda Federaalka,…
Taliyaha Taliska Ciidammada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa ku tilmaamay madaxweynaha xilka kororsaday ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo mid ka…
Dowladda Jabuuti ayaa si kulul uga jawaabtay warkii shalay kasoo yeeray xukuumadda xilgaarsiinta Federaalka ee uu jeediyey Wasiirka warfaafinta Cismaan…
Wasiirkii hore ee Qorsheynta C/raxmaan Yusuf Ceynte ayaa si aan horel oo arag uga hadlay xaaladda madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee…
Maamul Goboleedka Puntland ayaa shaaciyey go’aankii la sugeyay ee uu ka qaatay muddo kororsiga Madaxweynaha xilku ka dhammaaday ee Maxamed…
Urur Goboleedka IGAD ayaa taageeray Qorshaha Midowga Afrika ku doonayo inuu ku dhexdhexaadiyo Saamileyda Siyaasadda Somaaliya, kadib khilaafkii ka dhashay…
Waxaa magaalada Muqdisho goor dhoweyd ka furmay shirweyne ay beelaha haoiye ka leeyihiin xaaladda kala guurka iyo muddo krorosiga ay…
Madaxweynayaasha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo Hirshabeelle Cali Xuseen Guudlaawe ayaa arrin aan la fileyn la yimid shirkii ay…
Waxaa xalay magaalada Muqdisho ka dhacay kulan ay yeesheen Madaxweyneyaashii hore ee hoggaamiya Mucaaradka Xasan Sheekh Maxamuud, Shariif Sheekh Axmed…
Warsaxaafadeed caawa kasoo baxay wasaarada Arimaha Dibada Soomaaliya ayaa lagu difaacay muddo kordhinta Aqalka hoose u sameeyay Maxamed C/llaah Farmaajo,…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho, wuxuuna faahfaahin ka bixiyey xaaladda dalku galay iyo waxa ka…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa la sheegay inuu is saxiixay muddo kordhin laba sano ah oo uu…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiyaha Jaamacadda Umadda.
Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo xil kororsi 2 sano ku jooga Villa Somalia ayaa soo saaray xeer madaxweyne oo ka…
Midowga Yurub ayaa si kulul uga hor yimid muddo kordhinta Aqalka Hoose ee Baarlamaanka ku dhaqaaqay, iyagoo ku tilmamay mid…
Maamulka Puntland ayaa maanta magaalada Gaalkacyo kusoo bandhigtay ciidamo ka goostay dowladda Soomaaliya oo isu dhiibay maamulkooda.
