Browsing: Federaalka
Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Maxamed C/risaaq Maxamud ayaa laga dalbaday inuu soo gaabiyo khudbadii uu ka jeedinayay Golaha Amniga ee…
Wasiirkii hore ee Qorsheynta Soomaaliya C/raxmaan Yuusuf Ceynte ayaa si kulul u dhaliilay halka uu Soomaaliya ku wado Madaxweynaha xilkiisu…
Midowga Musharixiinta Madaxweynaha ayaa ku dhawaaqay bannaanbax cusub oo ka dhacaya magaalada Muqdisho, gaar ahaan Fagaaraha Daljirka Dahsoon.
Diblomaasi Turki ah oo Safiir uga noqday Soomaaliya sanadihii 2011 ilaa 2014 Mr. Cemalettin Kani Torun ayaa beesha caalamka ugu…
Midowga Musharixiinta xilka Madaxweynaha ayaa qoraal ay u direen Golaha ammaanka Qaramada Midoobay soo jeediyey dhismaha Gole dalka gaarsiiya Doorasho…
Wakiilada Beesha Caalamka ayaa dadaalkii ugu danbeeyay ku jira si ay madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland ugu qanciyaan inay ka qeyb…
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa khudbad dheer caawa ka jeediyey magaalada Garowe, isagoo si aan qarsoodi ahayn bannaanka usoo…
War kasoo baxay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha waqtigiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu guddoomiyey Kulan hordhac…
Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Maraykanka Anthony Blinken ayaa sheegay inaan waddanna loo oggolaanin inuu xanunka Covid-19 u adeegsado inuu ku…
Maamulka Jubbaland ayaa si looga baxo xaaladda ka dhalatay weerarkii ay dowladda Federaalka ku qaaday Musharixinta Madaxeynaha iyo Bannaanbaxyadii ay…
Waxaa goor dhow shir uga furmay madaxtooyada Soomaaliya madaxda saddex maamul Goboleed, Madaxweynaha uu xilkiisii dhammaaday oo uu wehliyo Ra’iisal…
Labada Senator ee C/raxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole) iyo C/risaaq Cismaan Jurrile ayaa Qoraal wadajir ah oo loogu talogalay Beesha Caalamka…
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda xilka sii heysa Cusmaan Abuukar Dubbe ayaa eedeyn kulul u jeediyey dowladda Imaaaraadka Carabta oo uu sheegay…
Ra’iisal wsaaarihii hore ee Somaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke kana mida Senatoorada Aqalka Sare ayaa soo jeeidyay baarista Shaqaaqooyinkii dhacay…
Midowga Musharixiinta Madaxweynaha ee Mucaaradka ayaa shir jaraa’id oo ay ku qabteen magaalada Muqdisho ku shaaciyey inay sii wadayaan bannaabaxyada…
Midowga Afrika ayaa go’aan qoraal ah oo degdeg ah ka qaatay iska hor imaadyada ka dhacay magaalada Muqdisho, waxayna sheegeen…
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa mowqif aan la fileyn oo dhexdhexaad ah ka qaaday iska hor imaadyadii ka dhacay magaalada Muqdisho.
Soomaaliya 4 sano kadib oo uu madaxweyne ka ahaa Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo 11 maalmood oo uu Villa Somalia ku…
Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya, ahna Musharax xilka Madaxweynaha Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay inay ka badbaadeen isku day dil…
Dowladda Federaalka ayaa ciidamadii ugu badnaa ku daadisay wadooyinka magaalada Muqdisho si looga hortago dadweyne la qorsheeyay inay maanta dhigaan…
