Somali News

G.Shacabka oo ansixiyay sharciga dhismaha hay’adda diiwaangelinta

Mudanayaasha Golaha Shacabka Ayaa AnsixiyeyH indise-sharciyeedka Dhismaha Hay’adda Diiwangelinta Iyo Aqoonsiga Dadweynaha Soomaliyeed

Waxa Ogal U Codeysey 143 Mydane, Wax Ka Aamusay, Iyo Wax Diiday Majirin

Dhanka Kale Xildhibaanada Ayaa Akhrinta 2aad Marsiiyey Hindise-Sharciyeedka Hay’adda Socdaalka (Immigratin Bill)

Waxa Shir Guddominaya Guddomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman, Iyo Guddomiye Ku Xigeenka Koowaad Mudane Cabduweli Sheekh Ibraahim Muudey.

Kulanka maanta ayaa ahaa kan saddexaad ee kalfadhiga 8aad er Golaha Shacabka Soomaaliya.

Back to top button