Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax gaari oo duhurnimadii maanta ka dhacay Laami-yaraha Isgoyska Soope ee magaalada Muqdisho. Qaraxa oo ahaa nooca miinada lagu dhejiyo Gawaarida ayaa qabsaday Gaari uu leeyahay xldhibaan ka tirsan Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo lagu magacaabo Cali Cartan Bidaar, waxaana qasaare ka soo gaartay dadkii la socday Gaariga xilliga uu … Continue reading Gaari uu lahaa xildhibaan ka tirsan Maamulka K/Galbeed oo lagu Qarxiyey Muqdisho [Faahfaahin+Sawirro]
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed