Gaariga Nabadoon caan ah oo lagu Qarxiyey magaalada Muqdisho iyo Qasaare ka dhashay..

Qarax miino ayaa maanta ka dhacay degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho, iyadoo lala beegsaday Nabadoon caan ah oo hore u soo noqday xildhibaan. Qaraxa ayaa ka dhacay agagaarka xarunta Degmada Kaaraan, waxaan lala beegsaday Nabadoon Muxudiin Xassan Afrax oo ka mida odayaasha dhaqanka beelaha Muqdisho oo xildhibaan ka noqday Baarlamaankii Dowladii Carte lagu soo dhisay. … Continue reading Gaariga Nabadoon caan ah oo lagu Qarxiyey magaalada Muqdisho iyo Qasaare ka dhashay..