Faahfaahin: Gabar 16 sano jir ah oo laga Afduubtay xaafad ka tirsan Muqdisho iyo Bannaanbax ka dhacay…

Koox aan la garaneyn ayaa maanta xaafad la tirsan magaalada Muqdisho ka afduubatay gabar 6 sano jir ah, iyadoo aan ilaa iminka la ogeyn halka ay ku heystaan. Kooxdan oo wadatay Gaari ayaa xaafadda Shanta Geed ee degmada Howlwadaag ka afduubatay gabar yar oo 16 sano jir ah oo lagu magacaabo Hibo Maxamed Xasan, iyadoo … Continue reading Faahfaahin: Gabar 16 sano jir ah oo laga Afduubtay xaafad ka tirsan Muqdisho iyo Bannaanbax ka dhacay…