Somali News

Gabar laga afduubay Muqdisho oo lagu qabtay Guraceel

Booliska Degmada Guriceel ayaa Gacanta ku dhigay Hibo Mohamed Hassan Oo Shalay laga soo afduubay Mogdisho

Hibo ayaa sheegtay in Loo diray Tiish kadibna lagu dhuftay Cirbad Daraagis ah

Ugu danbeyna lakeenay meel laga raro baaburta Gobalada iyadoon waxna diidi karin laguna dhahay safar habiin iyo maalina ayaad galeesa is diyaari

Hibo ayaa hada kujirta Gacanta Booliska Degmada Guriceel.

Magaalada Muqdisho waxa Ku soo badanaya falalka ka dhanka ah Haweenka iyo Carruurta.

Dhowr kiis oo kufsi Carruur, Haween iyo afduub ah ayaa todobaadyadan ka soconayay Muqdisho.

Back to top button