Somali News

Galmudug oo Abiye Axmed ku taageertay dagaalka Tigrey

Maamul Goboleedka Galmudug ayaa taageeray howlgalka ka dhanka ah IsmaamulkabTigrey ee ay Ciidamada Itoobiya ka wadaan Gibolkaas.

Wasiirka amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa soo dhaweeyay howlgalkaas waxaana uu ku eedeeyay Tigrey in ay xasuuqday dad Soomaaliyeed.

Back to top button