Somali News
Galmudug oo soo gudbisay liiska xubnaha Guddiyada doorashada iyo xallinta khilaafaadka

Maamul Goboleedka Galmudug ayaa soo gudbiyay xubnaha Guddiyada doorashada heer Federeaal, heer dowladeed iyo xallinta khilaafaadka.
Waqtigii ugu dambeeyay ee ay Dowladda dhexe qabatay ayaa Ku ekeyd shalay.
Maamullada kale ayaan wali soo gudbin magacyada Guddiyada loo diray.