Ganacsade Soomaali ah oo Cudurka Coronavirus ugu geeriyooday Magaalada Nairobi

Wararka laga helayo magaalada Nairobi ayaa sheegaya in qof Soomaali ah oo noqonaya kii ugu horeeyay uu magaalada ugu geeriyooday Cudurka Covid-19. Qofka Soomaaliga ah ee cudurka Covid-19 ugu dhintay magaalada Nairobi, ayaa ka mid ahaa ganacsatada xaafadda Eastleigh, wuxuuna ahaa nin oday ah oo lagu magacaabi jiray Axmed Maxamed Sheekh (Dhegaweyne), sida laga soo … Continue reading Ganacsade Soomaali ah oo Cudurka Coronavirus ugu geeriyooday Magaalada Nairobi