Ganacsato uu ka mid yahay Sheekh Umal oo xaafad Casri ah ka dhiseysa magaalada Kismaayo [Sawirro]
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Dhagax dhigay Xaafad Cusub oo laga dhisayo Magaalada Kismaayo. Xaafadan oo ah mid casri ah ayaa dhismaheedu noqonayaa kii ugu horeeyay ee laga hirgeliyo Koofurta Soomaaliya. waxaana loogu magac daray Bilan ESTATE, iyadoo ay maalgashaayaan ganacsato uu kamid yahay Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo … Continue reading Ganacsato uu ka mid yahay Sheekh Umal oo xaafad Casri ah ka dhiseysa magaalada Kismaayo [Sawirro]
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed