Somali News

Golaha la baxay Badbaado qaran oo war ka soo saaray kulanka Golaha Shacabka

Golaha la baxay Badbaado qaran ee ay ku mideysanyihiin xubnaha Mucaaradka ayaa waxaa ay bayaan ka soo saareen kulanka Golaha Shacabka.

Waxaa sidoo kale war-saxaafadeedkooda ku sheegeen in Xildhibaannadii laga mamnuucay Baarlamaanka ee tagaya wixii soo gaara ay mas’uul ka yihiin Guddoonka..

Back to top button