Somali News

Golaha Shacabka oo kulmaya maanta

Guddoonla Golaha shacabka ayaa maanta isugu yeeray xildhibaannada Golaha shacabka

Farriin loo diray xalay golaha shacabka ayaa u dhigan.

M.ne Xil Beri oo Arbaca ah oo ay Tar 31 March, waxaa jira Kulan weynihii Golaha Shacabka.

Agendaha
1. Covid19
2. U Codeyn Laba Xubnood oo Guddiga M/B ee Xuduudaha
3. U Codeyn Sharciga Qaxootiga Qaranka
Saacadu waa 09:00 subaxnimo.

Hadalheynta ugu badan ayaa ah in Golaha ay maanta muddo kordhin u sameyn doonaan Madaxweynaha iyo in kale maaddaama ismariwaa siyaasadeed oo dhinaca doorashada ah uu ku jiro dalka.

Back to top button