Somali News

Golaha Shacabka oo maanta ka doodaya Ajendayaal muhiim ah

Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay yeeshaan kulan ka mid kulamadooda Dastuuriga ah.

Xogheynta Golaha Shacabka ayaa Xildhibaanda xalay la wadaagtay ajendaha kulanka maanta ee Golaha dhacabka.

Mid ka mid ah Ajendayaasha oo aqrinta 3aad maraya ayaa ah sharci muhiim ah kaas oo ay maanta ansixindoonaan.

Farriinta xogeyntu u dirtay Golaha Shacabka ayaa u qoran.

M.ne Xil Beri oo Isniin ah Tar 2 Nov, waxaa jira Kulan weynihii Golaha.
Agendaha
1. Akh 3aad ee H/Sh Hay’ada Diiwaangalinta iyo bixinta Aqoonsiyadda
2. Akh 2aad ee H/Sh Socdaalka Soomaaliya

Saacadu waa 09:00 subaxnimo

Back to top button