FeaturedSomali News

Golaha Shacabka oo u yeeray wasiirka Amniga, dhacdo kufsi iyo dil isugu jirta awgeed.

Golaha shacabka ee baarlamanka Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa si deg deg ugu yeeray wasiirka Amniga gudaha ee DFS, uu  faah faahin uga bixiyo falkii foosha xumaa ee  lagu kufsaday kadibna lagu dilay  Xamda Maxamed Faarax oo ahayd gabar 19 sano jir ah.

Qaarkamida xildhibaannada golaha, ayaa soo jeediyay in goluhu uu fadhi ka yeeshay arrintaas argagax leh.

 

Waa tan warqadda kasoo baxday golaha shacab ee loogu yeeray wasiirka amniga.

 

Back to top button