Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta guddoomiyay shirkii caadiag ahaa Golaha wasiirrada oo looga hadlay dhaqaalaha iyo deyn cafinta, laguna ansixyay ku noqoshada miisaaniyadda 2019 iyo xisaab xirka miisaaniyaddii 2018 oo weli aan loo gudbin. Wasiirka maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa golaha uga war bixiyay natiijadii shirkii dhowaan Addis Ababab ku dhex maray … Continue reading Golaha Wasiirada oo ansixiyey Lacag ka badan 45 milyan Doolar oo kusoo korortay Miisaaniyada dowladda ee 2019
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed