Somali News

GOOBAHA GOBOLKA BENADIR EE LAGA HELI KARO TALLAALKA KA HORTAGA COVID-19

Wasaaradda Cafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda waxey dadweynaha ku nool magaaladda Mogadishu la wadaagaysaa Goobaha Caafimaad ee laga heli karo Tallaalka Ka hortaga Covid-19 ee dhaaman dagmooyinka Gobolka Banadir.
Waxaan sidoo kale bulshada ku wargelinaynaa In Tallaalka COVID-19 uu yahay lacag la’aan ah, waxaa mudnaanta hore la siin doona dhamaan shaqaalaha safka hore sida Shaqaalaha Caafimaad, Macalimiinta, Booliiska, iyo Dowladda Hoose iyo dadka weyn ee da’da 50 ka iyo wixii ka sareeya.
Hadii aadan ku jirin dadka kor lagu xusay ee mudnaanta koowaad leh, fadlan dulqaado inta lag gaarayo xiligaaga maadaama dadka mudnaanta 1aad lasiiyay ay yahiin kuwa ugu nugul in xanuunku haleelo.
Tallaalka waxaad ka heli kartaan goobaha caafimaad ee ku qoran shaxda hoose, kuwaas oo shaqeynaayo 7.00 am – 3.30 pm, sabti ilaa iyo khamiis.
No photo description available.
May be an image of text that says "Banadir Banadir Dharkeynley Hamar Jab-Jab Siciid RooraayeH Hamarjajb HC Hospital Xamarweyn De-Martino Hospital Osob Heliwa Heliwa Banadir Banadir Benadir Banadir Banadir Banadir Banadir Cadde HC Bandar Wanaag HC SOS Hospital DRSUMAIT Hospital Hanano Hospital Hodan MCH iigliigato HC Hodan Hodan Kaxda Karan Shingani WARDI lospital Shibis Xarunta Jaaliya Yeman Relief HC HC Waberi Banadir Banadir Banadir Banadir Banadir Banadir Wadajir Wadajir Wadajir Wadajir Warta nabadda nabadda Yaqshid Yaqshid Wadajir Xalane HC Madiina Hospital Banadir Hospital Barwaaqo HC Umblutorio Heegan HC Jungal HC Towiq HC HC Hubaal Yagshid Yaqshid Banadir Banadir Karan Karan HC Gubadley Keysaney Hospital DHAMAAD WEBSITE:WWW.MOH.GOV.SO HEALTH"
Back to top button