Somali News

Guddiga diyaarinta warbixinta Covid19 oo kulmay

Guddiga Kumeel Gaarka Ee Loo Xilsaaray Diyaarinta Warbixin Ku Saabsan Covid 19 Ayaa Maanta Shir Ku Yeeshay Xaruunta Golaha Shacabka BJFS ee Villa Hargeysa

Shirka Guddiga Ayaa Ku Saabsana Qorshe Howleedka Guddiga Covid 19 Iyo U Yeeridda Hay’adaha Caafimaadka Xukuumadda ee Dalka Uga Sareeyo

Guddigan Ayaa waxaa Dhawaan Magacaabay Guddomiyaha Golaha Shacabka BJF Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman

Back to top button