FeaturedSomali News

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo shaaciyey inuu burburay Mooshinkii Madaxweynaha [Akhriso Qoraalka]

Qoraal ka soo baxay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa lagu shaaciyay inuu buray  Mooshinkii 9-kii bishan laga keenay Madaxweyne Farmaajo, kadib markii xildhibaanadii mooshinka keenay ay ka tanaasuleen.

Guddoomiyaha ayaa qoraalkiisa ku sheegay in  14 Xildhibaan ay ka dacwoodeen inaysan saxiixin mooshinka iyo in aanu dalku laheyn weli Maxkamad Dastuuri ah ee qaadi laheyd dacwada Madaxweynaha, waxaaana wada-xaajood kadib tanaasulay xildhibannada Baarlamaanka ee keenay Mooshinka, iyagoo u turaya xaalada dalka uu ku jiro.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA


Tags
Close
Close