Gudoomiyaha Baarlamanka Puntland oo Sharci darro & Xaaraan ku tilmaamay Qaabkii xil ka qaadistiisa
Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland ee maanta xilka laga qaaday Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo-daareed) ayaa sheegay inuu sharci darro yahay xil ka qaadsitiida iyo codkii maanta Baarlamanka Puntland uu qaaday. “Waxaanu leenahay nidaam iyo hannaan aanu ku shaqeynyo, waxaanu leenahay shuruuc uu ugu sarreeyo dastuurka. Haddaanu nahay Baarlamaanka, waxaan leenahay xeer-hoosaadka golaha. haddii aysan labadaas midna waafaqsanayn, … Continue reading Gudoomiyaha Baarlamanka Puntland oo Sharci darro & Xaaraan ku tilmaamay Qaabkii xil ka qaadistiisa
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed