Wadani.com: Covering All Somali News. Views and Analysis
Somali News

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo safarkiisii ugu horeeyay ugu dhoofay dalka Mareykanka

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka Baashe Yuusuf Axmed ayaa safarkiisii ugu horeyay ugu dhoofay  dalka Mareykanka, halkaas oo uu ka qeyb gali doono shir caalami ah oo looga hadlayo Sharciga, Cadaaladda iyo Horumarka.

“Waxa aan maanta safar shaqo ugu baxayaa dalka maraykanka halkaas oo aan kaga qaybgali doono shir looga hadlayo sharciga, caddaaladda iyo horumarka. Waxa kale oo aan halkaas kulamo kula yeelan doonaa madax ka tirsan Dawlada Markaykanka” ayuu yiri guddoomiyaha.

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka Mudane Baashe Yuusuf Axmed ayaa sidoo kale sheegay in shirkaasi kadib uu tagi doono dalka Hindiya islamarkaana uu kaga qeyb gali doono shir caalami ah.

“Waxa kale oo aan  halkaas uga sii gudbi doonaa dalka India  oo aan kaga qaybgali doono shirka caalamiga ah ee Guddoomiyeyaasha Maxkamaddaha Sare ee Adduunka”ayuu yiri.

Related posts

Golaha Wasiirada Xukuumadda Somalia oo ka dooday tira-koobka shaqaalaha & Deyn Cafinta

Wadani Media

Madaxweyne Farmaajo: “30-kii sano ee ugu dambeeyay Somaliya waxa lagu hayey faragelin toos ah, laakiin..” (DAAWO)

Wadani Media

Ra’iisal wasaare Kheyre oo Warbixinta Qorshaha Deyn cafinta ka dhageysatay Wasaaradda Maaliyadda (Daawo)

Wadani Media

Wasaaradda Ganacsiga Xukuumadda Somalia oo si kulul u beenisay in Korontadii laga goostay [Akhriso]

Wadani Media

Wasaaradda Warfaafinta: “Dab yar ayaa qabsaday keydka waxaana soo gaaray qasaaro yar” [Sawirro]

Wadani Media

Golaha Wasiirada Somalia oo kulan aan caadi ahayn la yeeshay Golaha Dhaqaalaha Qaranka (Sawirro)

Wadani Media