Somali News

Guddoomiye cusub oo loo magaacabay Maxkamadda sare ee CQS

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Ciidamadda Qalabka Sida ayaa loo magacaabay Maxamuud Axmed Xasan (Dalab), Waxaana lagu badalay Gen Liiban Alow Yarow.

Dahab, ayaa hore u soo noqday in Wasiirka Ganacsiga Dowladdii Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud.

Muddooyinkii dambe, Waxa uu ka tirsanaa xarunta tala soo jeedinta Soomaaliyeed.

Gudoomiyaha Maxkamadda ee la magacaabay ayaa hore ugu tarsanaa Ciidamada Booliska Waxaana loo dalacsiiyay darakada Gaashaanle Sare.

Back to top button