Guddoomiye Maxamed Mursal oo ka guuray Gurigii uu deganaa, mar kalena dib ugu laabtay…

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Maxamed Mursal Sheekh ayaa ka guuray Gurigii uu ka deganaa dhabarka danbe ee Madaxtooyada Soomaaliya, dhinaca degmada Boondheere. Mursal ayaa degay Guri ku yaalla Gudaha xeyndaabka Madaxtooyada Soomaaliya oo u dhow xarunta Baarlamaanka ee Villa Hargeysa, iyadoo ay arrintani dhacday habeenkii Khamiista oo ku beegneyd markii ay ciidamada dowladda ee weerarka ku … Continue reading Guddoomiye Maxamed Mursal oo ka guuray Gurigii uu deganaa, mar kalena dib ugu laabtay…