Guddoomiye ku xigeenada Baarlamaanka Federaalka C/weli Ibraahim Muudey iyo Mahad Cabdalla Cawad ayaa soo saaray qoraal ka kooban 7 Qodob oo ay ku sheegeen inay ku maareynayaan khilaafka Golaha Shacabka. Qoraalka waxaa saxaafadda u akhriyey Guddoomiye ku xigeenka labaad Mahad Cabdalla Cawad ayaa ujeedka ugu weyn uu yahay in Guddoomiyaha Baarlamaanka awoodiisii meesha laga saaro … Continue reading Guddoomiye Mursal oo lagala wareegay awoodihiisii [Akhriso 7 Qodob oo ay soo saareen Ku-xigeenadiisa]
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed