Guddoomiyihii Degaanka Garasbaalley oo u Geeriyooday Qarax lala beegsaday Gaarigiisa
Qarax culus ayaa lala beegsaday Gaari uu la socday Guddoomiyihii degaanka Garasbaalley ee magaalada Muqdisho. Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya in Guddoomiye Maxamed Abuukar Afrax (Bidaar) uu goor dhoweyd u geeriyooday dhaawac culus oo kasoo gaaray Qarax Miino oo lagu qarxiyey Gaarigiisa. Qaraxan ayaa ka dhacay waaxda Foorilow ee u dhaxeysa Degmada Kaxda iyo deegaanka … Continue reading Guddoomiyihii Degaanka Garasbaalley oo u Geeriyooday Qarax lala beegsaday Gaarigiisa
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed