Guddoomiyihii Gobolka Sh/hoose oo xilkii laga qaaday & Guddoomiye cusub oo la magacaabay [Akhriso]
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyaha Gobolka Sh/hoose isagoo magacaabay guddoomiye cusub. Wareegto ka soo baxday xafiiska Shariif Xasan ayaa waxaa loogu magacaabay Gudoomiyaha cusub ee gobolka Shabeellaha Hoose inuu Maxamed Ibraahim Barre, taasoo sabab looga dhigay in la dardar gelinayo maamulka Gobolkaasi iyo soo jeedinta Wasiirka arrimaha … Continue reading Guddoomiyihii Gobolka Sh/hoose oo xilkii laga qaaday & Guddoomiye cusub oo la magacaabay [Akhriso]
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed