Guddoomiyihii Golaha Isbedel-doonka Jubbaland oo toogasho lagu dhaawacay magaalada Kismaayo
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in caawa halkaasi toogasho lagu dhaawacay mid ka mida xubnihii hormuudka u ahaa Golaha Badbaadada Jubbooyinka ee ka horjeeda Axmed Madoobe. Dabley hubeysan ayaa magaalada Kismaayo toogasho ku dhaawacay Avv. Axmed Jaamac Qalyar oo madax u ahaa Golaha Badbaadada Isbedeldoonka ee … Continue reading Guddoomiyihii Golaha Isbedel-doonka Jubbaland oo toogasho lagu dhaawacay magaalada Kismaayo
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed