FeaturedSomali News

Guddoonka Baarlamaanka Federaalka oo kala diray Guddigii Maaliyadda ee kala qeybsamay (Akhriso Qoraal)

Guddoonka Golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kala diray Guddigii  Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta iyo La-xisaabtanka Baarlamaanka Federaalka.

Qoraal uu ku saxiixan yahay Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka C/weli Ibraahim Muudey ayaa lagu kala diray Guddigan oo la sheegay inuu kala qeybsamay, isla markaana sii wada shaqeyn karin. Guddoomiye ku xigeenkaa koowaad ee Baarlamaanka ayaa kala dirista Guddigan sabab uga dhigay qodobbo dhowr ah, wuxuuna sheegay inuu la tashaday guddoomiye iyo guddoonmiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka, isla markaana lasoo magacaabi doono Guddi cusub.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

Tags

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Close