FeaturedSomali News

Guddoonka golaha shacabku, ma  dillaalkii ayay  ka raadsadeen Raysal wasaaraha la magcaabay ?

 

Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sh. Cabdiraxmaan  oo uu weheliyo guddoomiye ku xigeenkiisa CabdiWeli Sh. Ibraahim Mudey iyo xildhibaano ka tirsan golaha ayaa xalay hoygiisa ugu tegay ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble.

Ilaa hadda lama ogaan waxyaabaha ugu muhiimsan ee ay ka wada hadleen guddoonka Baarlamanka iyo raysla wasaarahan laba habeen ka hor la magcaabay, hase ahaatee wararka ayaa sheegaya in maalinta Isniinta ee burrito baarlamanka la hor geyn doono raysal wasaaraha cusub.

 

Sikastaba ha ahaatee, waxaa laga warsugayaa fadhiga bari ee baarlaman oo lasheegayo in la horgeyn doono raysal wasaarahan cusub.

 

Back to top button