Somali News

Guurtida Somaliland oo ansixiyay xeerka doorashooyinka

Golaha Guurtida Somaliland ayaa Ansixiyay Xeerka Guud ee Doorashooyinka Qaranka iyo Diiwaan galinta Cod-bixiyayaasha.

Fadhiga lagu Ansixinyay waxaa ka soo Qayb galay 53 Xildhibaan waxa ogolaaday 49 mudane laba Xildhibaan waa diideen Hal Xildhibaana waa ka aamusay sidaasi ayuu kaga Gudbay Golaha Guurtida Somaliland.

Xeerkan ayaa hore uga soo gudbay Golaha Wakiilada Somaliland una gudbay hadda madaxwaynaha Somaliland.

Back to top button