Somali News

Hal Bilyan Shilin Soomaali oo lagu qabtay Qardho,Sawirro

Ciidamada amniga Puntland ayaa gacanta ku dhigay lacag dhan1 Bilyan oo shilin soomali ah iyo gaarigi waday oo ku socday Boosaaso.

Ciidamada ayaa gaarigii siday lacagtan ku qabtay inta udhexaysa Kaantaroolka deegaanka Al-xamdulilaahi iyo degmada Waaciye.

Puntland shacabka muddooyinkii udambeeyay waxa ay ka cabanayeen Sicir barar saameeyay maciishada qutul daruuriga ah.

Deeganada Puntland ayaa lagu sameeyaa lacagaha Shilin Soomaaliga ee been abuurka ah kuwaas oo marka ay suuqa galaan dhibaato u horseeda nolosha dadka rayidka ah.

Back to top button