Wadani.com: Covering All Somali News. Views and Analysis
Somali News

Hal Qof oo ku dhintay Laba Gaari oo Qaraxyo lagu xiray magaalada Muqdisho

Laba qarax ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho, mid kamid ah labadaas qarax ayaa ka dhacay isgoyska Dabka, iyadoo uu ka dhashay waxyaabaha qaraxa oo lagu xiray Gaari nooca NISSan SURF ah.

Qaraxa  kale uu ka dhacay dhabarka dambe ee jidka Dabka, isagoo aan qasaare geysan, mid ka mida Gawaarida qarxay ayaa waxaa lahaa Prof. Yaxye Shiikh Caamir oo ka mida Aqoonyahanadda magaalada Muqdisho sida weyn looga yaqaan.

Labada qarax ayaa dhacay waqti aad isugu dhow. Waxaana  Gaariga Prof Yaxye Shiikh Caamir ku dhintay wallaalkiis Cumar Sheekh Caamir. Sida uu bartiisa Facebook ku xaqiijiyey wuxuu gaariga  socday Prof. Yaxye, iyadoo qaraxa lagu xiray kursigidis.

Masuuliyadda qaraxyadaas ayaa waxaa sheegtay ururka Al-shabaab.

Related posts

Ra’iisal wasaare Kheyre oo Warbixinta Qorshaha Deyn cafinta ka dhageysatay Wasaaradda Maaliyadda (Daawo)

Wadani Media

Wasaaradda Ganacsiga Xukuumadda Somalia oo si kulul u beenisay in Korontadii laga goostay [Akhriso]

Wadani Media

Wasaaradda Warfaafinta: “Dab yar ayaa qabsaday keydka waxaana soo gaaray qasaaro yar” [Sawirro]

Wadani Media

Golaha Wasiirada Somalia oo kulan aan caadi ahayn la yeeshay Golaha Dhaqaalaha Qaranka (Sawirro)

Wadani Media

Madaxweyne Farmaajo oo Amar ku saabsan Qaraxyadii Muqdisho siiyey Taliyeyaasha Ciidamada (Sawirro)

Wadani Media

Shirkadda Kenya Airways oo Duulimaad Maalinle ah ka bilaabeysa Garoonka Aden Adde ee Muqdisho

Wadani Media