FeaturedSomali News

Halkan ka daawo ciidanka Booliiska oo siidaayay laba ku eedaysan Xamdi Maxamed Kiiskeed.

 

Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, ayaa sheegay in maxkamadi soo sii daysay laba tuhunsane oo lasheegay in loo haysto dilkii iyo kufsigii marxuumad Xamda Maxamed Faarax.

Waakan afhayeenka ciidanka booliiska Soomaaliyeed Dhamme Sadiiq Adan Cali (Duudishe), oo warbaahinta lahadlay.

Back to top button