FeaturedSomali News
Halkan kadaawo: Ciidanka xoogga dalka oo ka warbixiyay dagaal culus oo ka dhacay duleedka Dhuusa-mareeb.

Taliska ciidammada xoogga Soomaaliya gaar ahaan qaybta 21 –aad, ayaa ka warbixyay dagaal maalintii shalay ahayd ka dhacay deegaanno koonfur kaga beegan magaalada Dhuusa-mareeb ee xarunta maamulka Gal-mudug.
Taliyaha qaybta 21-aad ee ciidanka xoogga dalka Generaal Qooje ayaa sheegay in waxyeello ba’an in ay gaarsiiyeen dagaallamayaasha Al-shabaab.
Halka kadaawo hadalka Taliyaha.