Hanti dhowrka oo baaritaan ku wada Maamulka G/Banadir [Yariisow oo laga xayiray inuu lacag la baxo]

Hanti Dhawrka Qaranka oo xayiraad kusoo rogay in wax lacag ah laga bixiyo Akoonada Maamulka G/ Banaadir ee ka furan bankiyada gaarka ah. Sida ku cad Qoraal uu hanti dhowrka guud Maxamed Maxamuud Cali oo saaray maanta 28-ka April 2019 waxaa la faray Bankiyada gaarka loo leeyahay aan laga bixin karin wax lacag ah inta … Continue reading Hanti dhowrka oo baaritaan ku wada Maamulka G/Banadir [Yariisow oo laga xayiray inuu lacag la baxo]